Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Qaraarkii Kazoo Baxay Maxkamada, Eedo Culusna Ujeediyay Mucaaridka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Qaraarkii Kazoo Baxay Maxkamada, Eedo Culusna Ujeediyay Mucaaridka.
January 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ayaa sheegay xisbi iyo xukuumadba in ay soo dhawaynayaan qaraarka kazoo baxay maxkamada sare

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa eedo culus ujeediyay madaxda xisbiyada mucaaridka oo uu sheegay in aanay waxba kala socon wixii loosoo maray dalkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS