Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Cadeeyay In Madaxwaynaha Jsl Safar Ugu Baxayo Dalka Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Cadeeyay In Madaxwaynaha Jsl Safar Ugu Baxayo Dalka Itoobiya.
January 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ee maalinta galinkii danbe warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada ee qaraarkii maxkamada sare kazoo saaray xeerkii furista ururada siyaasada ee muranka badan dhaliyay.

Sidoo kale Wasiirka warfaafinta cadeeyay  in madaxwaynaha Somaliland safar ugu baxayo dalka itoobiya casuumad uu ka helay raysalwaaraha itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS