DAAWO;-Dood Ku Saabsan Tayada Daawooyinka Iyo Dhakhaatiirta+ Halista Caafimaad Ee Ay Bulshada Ku Keenaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Ku Saabsan Tayada Daawooyinka Iyo Dhakhaatiirta+ Halista Caafimaad Ee Ay Bulshada Ku Keenaan.
January 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dood ku saabsan tayada dawooyinka soo gala Dalka somaliland iyo dhakhaatiirta ka hawl gala gudaha Somaliland xirfadooda oo dadka qaar kala kulmeen halis Caafimaad oo kaga saamayn xun in ay ka dawayso xanuunadii Ay ka cabanayeen.

Doodan oo uu ka qabtay tvga MMTV Ayaa waxaa kazoo qaybgalay agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka oo sharaxay qaybaha kala duwan ee dawooyinka dalka soo gala ,goobaha ay kazoo galaan

Sidoo kale Gudoomiyaha haayada Dhawrista tayada oo wax laga waydiiyay qaabka ay uhubiyaan tayada daawooyinka dalka soo gala.

Dhanka gudoomiyaha shirkadaha keena dawooyinka Somaliland ayaa isna dhiniciisa ka waramay qaab ay usoo hubiyaan dawooyinka dalka ay keenayaa waxyaabaha keena tayo xumadooda.

HALKAN KAGA BOGO DOODAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS