DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Cisbitaalka Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Cisbitaalka Magaalada Gabiley.
January 18, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay cisbitaalka magaalda gabiley kaasi oo uu kuurgalayay xaaladiisa iyo baahiyaha uu qabo.

Waxaana badhasaaba gabiley uga warbixiyay xaalada cisbitaalka agaasimaha cisbitaalka dr niciima yuusuf cilmi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS