WAJAALE NEWS

DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Cisbitaalka Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay cisbitaalka magaalda gabiley kaasi oo uu kuurgalayay xaaladiisa iyo baahiyaha uu qabo.

Waxaana badhasaaba gabiley uga warbixiyay xaalada cisbitaalka agaasimaha cisbitaalka dr niciima yuusuf cilmi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version