Wafti Ka Socda DDS Oo Lagu soo dhaweeyay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama Iyo Ujeedada Socdaalkooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda DDS Oo Lagu soo dhaweeyay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama Iyo Ujeedada Socdaalkooda!
January 18, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka biyaha ismaamulka somalida itoobiya ayaa safar shaqo ku yimid magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama halkaasi oo ay kulan la qaateen maamulka gobolka iyo madaxda shirkada biyaha boorama .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS