WAJAALE NEWS

Toos Udaawo; Baarlamaanka Dalka Ingiriiska Oo Ka Doodaya Aqoonsiga Somaliland.

LONDON(W,N)-Baarlamaana dalka Uk ayaa hada si toos ah uga doodaya Aqoonsiga Jamhuuriyada somaliland oo kamid ah dalalkii uu ingiriisku xukumi jiray intii aanay madaxbanaanida ka qaadan lana midoobin somaliya.

Sidoo kale mudanayaasha dalka ingiriiska ee soo jeedinaya dooda lagu lafo guraya aqoonsiga somaliland ayaa ka hadlay deeqaha ay dalka ingiriisku siiyaan somaliland iyo muhiimada ay uleedahay doorashooyinku

TOOS UDAAWO MUUQAALKA DOODA BAARLAMAANKA DALKA INGIRIISKA;

Exit mobile version