Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee ka Taagan Deegaanada Somalida. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee ka Taagan Deegaanada Somalida.
January 19, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee ka taagan deegaanada somalida itoobiya dadaalada ay xukuumado ugu jirto sidii ay taakulo ugaadhsiin lahayd dadka abaaruhu saameeyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS