WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee ka Taagan Deegaanada Somalida.

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee ka taagan deegaanada somalida itoobiya dadaalada ay xukuumado ugu jirto sidii ay taakulo ugaadhsiin lahayd dadka abaaruhu saameeyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version