Fanaanad Sahra Halgan Oo Ka Hadashay Dooda Ay Baarlamaanka Uk Ka Yeesheen Aqoonsiga Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fanaanad Sahra Halgan Oo Ka Hadashay Dooda Ay Baarlamaanka Uk Ka Yeesheen Aqoonsiga Somaliland.
January 19, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Fanaanada caanka ah ee sahra halgan kana mid ahayd mujaahidiintii usoo halgamay madaxbanaanida Somaliland ayaa soo dhawaysay dooda ay xildhibaanada baarlamaanka Uk ka yeesheen aqoonsiga Somaliland.

Sidoo kale muj sahra halgan ayaa ka hadashay halgankii qadhaadhaa ee dib loogu xoreeyay jamhuuriyada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS