“Cidkasta Oo Ku Abtirsata Magaca Somaliland, Waxaan Ugu Baaqayaa In Ay Ka Shaqeeyaan, Sidii Ay Caalamka Ugu Iib Gayn Lahaayeen Qadiyada Jsl” Xil Cabdikarim. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Cidkasta Oo Ku Abtirsata Magaca Somaliland, Waxaan Ugu Baaqayaa In Ay Ka Shaqeeyaan, Sidii Ay Caalamka Ugu Iib Gayn Lahaayeen Qadiyada Jsl” Xil Cabdikarim.
January 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Oo Kamid Ah Mudanayaasha Golaha wakiiada somaliland ayaa ka hadlay dooda baarlamaanka uk ka yeesheen qadiyada aqoonsiga somaliland isagoo ku bogaadiyay talaabadaasi ay qaadeen.

Sidoo kale xildhibaan cabdikariim ayaa sheegay in somaliland maalinba maalinta ka danbaysa ay garowshi ka helayso dunida.

Dhanka kale xildhibaan cabdikariim ayaa jaaliyada reer somalliland eek u dhaqan caalamka ugu baaqay in ay umidoobaan sidii ay qadiyada Somaliland ugu iib gayn lahaayeen caalamka

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS