DAAWO;-Dood Ku Saabsan Sidee Loo Heli Karaa Xisbiyo La Wada Leeyahay Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Ku Saabsan Sidee Loo Heli Karaa Xisbiyo La Wada Leeyahay Somaliland!
January 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaano aqoonyahan iyo siyaasiyiin reer somaliland ayaa ka qaybgalay dood uu qabtay mmtv ayaa lagaga dooday sidii shacabka somaliland uheli lahaayeen xisbiyo lawada leeyahay maadama uu hada soo dhawdahay wakhtigii loo mudeeyay in ururada siyaasada la furo.

Dhanka kale xildhibaan cabdikariim ayaa jaaliyada reer somalliland eek u dhaqan caalamka ugu baaqay in ay umidoobaan sidii ay qadiyada Somaliland ugu iib gayn lahaayeen caalamka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS