WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dood Ku Saabsan Sidee Loo Heli Karaa Xisbiyo La Wada Leeyahay Somaliland!

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaano aqoonyahan iyo siyaasiyiin reer somaliland ayaa ka qaybgalay dood uu qabtay mmtv ayaa lagaga dooday sidii shacabka somaliland uheli lahaayeen xisbiyo lawada leeyahay maadama uu hada soo dhawdahay wakhtigii loo mudeeyay in ururada siyaasada la furo.

Dhanka kale xildhibaan cabdikariim ayaa jaaliyada reer somalliland eek u dhaqan caalamka ugu baaqay in ay umidoobaan sidii ay qadiyada Somaliland ugu iib gayn lahaayeen caalamka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

Exit mobile version