“Maayir Mooge Halooga Yeedho Golaha, Wax Waddooyin Ah Oo Socdaa Ma Jiraane…” Xildhibaan Shaadh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maayir Mooge Halooga Yeedho Golaha, Wax Waddooyin Ah Oo Socdaa Ma Jiraane…” Xildhibaan Shaadh
January 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan shaadh oo katirsan mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa golaha usoo jeediyay in loo yeedho maayarka caasimada hargaysa isagoo ku dhaliilay In aanu waxba ka qaban wadooyinkii caasimada,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS