“Haddii Madaxweynuhu Ka Meermeero In Uu Doorashada Qabto, Guurtida, Madaxtooyada”Musharax Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Haddii Madaxweynuhu Ka Meermeero In Uu Doorashada Qabto, Guurtida, Madaxtooyada”Musharax Cirro
January 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro,oo ka hadlay munaasibad loogu sameeyay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay sida madaxwaynaha loogu soo dhaweeyay itoobiya iyo doodii baarlamaanka ingiriisku ka yeesheen aqoonsiga somaliland

Sidoo kale musharax cirro ayaa sheegay in waxyaabaha wanaagsani ee aduunku Somaliland ku ixtiraamayo Somaliland ay tahay doorashooyinka hadii la qaban waayana  meel dheer laga dooni doono aqoonsiga Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS