Shacabka Magaalada Harta Sheekha Ee DDS Oo Khaati Ka Taagan Dab Gubay Guryo Badan Oo Aan La Aqoonsan Waxa Gubaya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Harta Sheekha Ee DDS Oo Khaati Ka Taagan Dab Gubay Guryo Badan Oo Aan La Aqoonsan Waxa Gubaya!
January 20, 2022 - Written by Editor:

HARTA SHEEKHA(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada harta sheekha ee dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa waxaa maalmihii udanbeeyay kusoo noq noqday gubashada guryo aan la aqoonsan cida gubaysa iyo sobobta ka danbaysa.

Sidoo kale shacabka magaalada harta sheekha ayaan ilaa hada helin cid baadha falalka guryaha gubanaya oo kusoo noq noqotay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS