WAJAALE NEWS

Shacabka Magaalada Harta Sheekha Ee DDS Oo Khaati Ka Taagan Dab Gubay Guryo Badan Oo Aan La Aqoonsan Waxa Gubaya!

HARTA SHEEKHA(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada harta sheekha ee dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa waxaa maalmihii udanbeeyay kusoo noq noqday gubashada guryo aan la aqoonsan cida gubaysa iyo sobobta ka danbaysa.

Sidoo kale shacabka magaalada harta sheekha ayaan ilaa hada helin cid baadha falalka guryaha gubanaya oo kusoo noq noqotay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version