Madaxwayne Biixi Oo Booqday Suldaan Xasan Oo Xaalad Caafimaad Ujiifa Cisbitaalka Haldoor Ee Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Booqday Suldaan Xasan Oo Xaalad Caafimaad Ujiifa Cisbitaalka Haldoor Ee Magaalada Hargaysa.
January 21, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka Booqday Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo xaalad Caafimaad u jiifa Cusbitaalka Haldoor ee Magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha ayaa Suldaanka iyo Guud ahaan Bulshada Somaliland ee Xanuunada u jiifa ugu duceeyey Caafimaad qab.

COMMENTS
LINKS