WAJAALE NEWS

Madaxwayne Biixi Oo Booqday Suldaan Xasan Oo Xaalad Caafimaad Ujiifa Cisbitaalka Haldoor Ee Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka Booqday Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo xaalad Caafimaad u jiifa Cusbitaalka Haldoor ee Magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha ayaa Suldaanka iyo Guud ahaan Bulshada Somaliland ee Xanuunada u jiifa ugu duceeyey Caafimaad qab.

Exit mobile version