“Xafiiska Raysal Wasaruhu Wuxu Isku Badalay Meel Fojariga Lagu Sameeyo” Boqor Buurmadow. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xafiiska Raysal Wasaruhu Wuxu Isku Badalay Meel Fojariga Lagu Sameeyo” Boqor Buurmadow.
January 21, 2022 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Gudoomiyaha aqal sare ee somaliya cabdi xaashi oo ay weheliyaan boqor buurmadow iyo xubno kale ayaa eedo culus ujeediyay raysawasaaraha somaliya oo ay sheegeen in uu halis ku hayo kuraasida reer waqooyiga ay iyagu matalaan,

COMMENTS
LINKS