WAJAALE NEWS

Shacabka Magaalada Gabiley Oo Banaan Bax La Yaab Leh Soo bandhigay Muujiyeyna Qadiyadooda Aqoonsiga Somaliland.

Gabiley(W.N):-Shacabka ku nool guud ahaan gobolka gabiley ayaa isku soo baxyo aan hore loo arag ku muujiyey qadiyada aqoonsiga somaliland iyagoo sidoo kale mahadnaq balaadhan kagaga falceliyey Talaabadii Xildhibaanada golaha baarlamaanka ingiriisku kusoo bandhigeen dareenka aqoonsiga somaliland.

Exit mobile version