DAAWO;-Shacabka Reer Boorama Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Doodii Baarlamaanka Ingiriiska Ee Aqoonsiga Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Reer Boorama Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Doodii Baarlamaanka Ingiriiska Ee Aqoonsiga Somaliland.
January 22, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka reer boorama ayaa banaan bax balaadhan ku muujiyay taageerada ay shacabka reer somaliland uhayaan doodii baarlamaanka ingiriiska aqoonsiga somaliland.

Sidoo kale maamulka gobolka ayaa shacabka kala qayb qaatay isku soo baxan lagu taageerayay aqoonsi raadinta somaliland ee ka bilaaban tahay baarlamaanka dalka uk.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS