Askartii Lagu Dalacsiiyay Gaardii Ay Kaga Qaybgaleen Isku Soo Bixii Magaalada Hargaysa Oo La Gudoonsiiyay Lacag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Askartii Lagu Dalacsiiyay Gaardii Ay Kaga Qaybgaleen Isku Soo Bixii Magaalada Hargaysa Oo La Gudoonsiiyay Lacag.
January 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kultuun sheekh xasan Cabdi madar oo kamid xubnaha komishanka doorashooyinka somaliland ayaa lacag abaalmarin ah gudoonsiiyay askartii maalintii shalay gaardi ciyaarka cajiibka ah kaga qaybqaatay isku soo bixii shacabka hargaysa ee beerta xoriyada.

Astartan ayaa waxaa dalacsiiyay taliyaha ciidanka booliska somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS