Gudida Abaaraha oo uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Kulan la Qaatay Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwo Dawliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Abaaraha oo uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Kulan la Qaatay Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwo Dawliya.
January 24, 2022 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Kulankan oo ay kasoo qayb galeen Madax kala duwan oo uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada somaliland mudane C,raxmaan ismaaciil Saylici iyo Madaxda Hay’adaha dawlada Qaar kamid ah ayaa sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ku sugan Waxaana kulankan lagaga arrinsanayey Abaaraha baahsan ee ka jira deegaano ka tirsan somaliland.

COMMENTS
LINKS