WAJAALE NEWS

Shirkada Soo Daabacday Buuga Uu Qoray Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo War Kasoo Saartay Buuga Mayal Oo Xukuumadu Kula Wareegtay Madaarka Caasimada!

HARGAYSA(W,N)-Shirkada daabacday buuga uu qoray abwaan cabdiraxmaan Abees ee Hiil Press oo ka hadashay buuga uu qoray abwaan abees ee Mayal oo xukuumadu la wareegtay markii uu kazoo degay madaarka caasimada hargaysa ee cigaal International kaasi oo wali ku jira gacanta xukuumada iyo ciidanka dambi baadhista hada gacanta ku haya.

Gudoomiyaha shirkada daabacada ee buugan abwan abees qortay ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii loola wareegay iyo waan waano ay isku dayeen sidii buugani uu ugaadhi lahaa gacanta qoraagii buugan lahaa.

Sidoo kale mamulka shirkada hiil press ayaa cadeeyay in buuga uuqoray abwaan abees aanu kazoo horjeedin qawaaniinta dalka islamarkaana ay hubiyeen.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version