Shirkada Dahabshiil Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiisay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Deegaanka Somalida. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Dahabshiil Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiisay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Deegaanka Somalida.
January 24, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Shirkada dahabshiil ayaa deeq lagac oo dhan 4milyan oo bir ugu deeqday dadka abaaruhu saameeyeen ee dawlad deegaanka somalida itoobiya.

Deeqdan ay xawaalada dahabshiil ugu deeqday dadka abaaruhu saameeyeen ayaa waxaa ka gudoomay madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) oo shirkada dahabshiil uga mahad celiyay gurmad ay lasoo gaadhay dadka abaaruhu saameeyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS