WAJAALE NEWS

Magaalada Hargaysa Oo Markii Uhoraysay Laga Furay Tukaanka MODAREK MDK Oo Dalka Keenay Cadarada Oraginalka Ah Ee Dalka Faransiisku Soo Saaro.

HARGEISA(W,N)-Shirkada MODAREK MDK Ayaa Caasimada Somaliland ee Hargaysa  markii uhoraysay ka Furay Tukaanka Aad ka helayso Cadarada uu soo saaro dalka faransiisku oo Caalamka ugu horeeya tayada cadarada.

Sidoo Kale Meheradan cusub ee Iibinta cadarada iyo kiriimada, timaha iyo jidhka Ee MODAREK MDK ayaa laga furay xaafada jig jiga yar Ee Magaalada Hargaysa gaar ahaan Agagaarka huteelka SUN HUTEL Amaba kazoo Horjeeda dahabshiil ee wadada isku xidha xaafada jig jiga yar iyo huteel maansoor.

HALKAN KAGA BOGO OGAYSIISKA MODAREK MDK OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version