Xulka Dalka Senegal Oo Ku Guulaysatay Koobkii Qaarada Africa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xulka Dalka Senegal Oo Ku Guulaysatay Koobkii Qaarada Africa.
February 6, 2022 - Written by Editor:

Ciyaar aad uxiiso badnayd oo aan waxba lays kula hadhin Oo caawa dhexmaray xulalka dalalka Senegal iyo masar islamarkaana wakhtigii caadiga ahaa ku dhamaatay Eber iyo Eber wakhtigii dheeraadka ahaa ee lagu daray uu kusoo idlaaday waxba la,aan ayaa waxay rikoodhayaashii ku badisay xulka dalka Senegal.

Gool ku laag loo dhigay xulalka masar iyo Senegal ayaa waxay guushu raacday xulka dalka Senegal.

 

COMMENTS
LINKS