Shirkada Ihsan Auditing Firm Oo Adeegyo Ka Fulinaysa Magaalada Mogadisho Ee Somaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Ihsan Auditing Firm Oo Adeegyo Ka Fulinaysa Magaalada Mogadisho Ee Somaliya.
February 25, 2022 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Shirkada IHSAN AUDITING & CONSULTING FIRM oo ah hormoodka shirkada bixiya adeegyadda; Audit & Assurance , Business Development, Trainings, iyo Research Somaliland iyo Somaliya. IHSAN AUDIT FIRM waxaa la aasaasay Sanadkii 2005 , xafiiska guud ee shirkaduna waa Hargeysa halka Ay xafiisyo kale ku leedahay magaalooyinka Mogadishu iyo Baydhabo.

Shirkada IHSAN FIRM oo wakiil uga ah dalka Somaliland iyo Somaliya shirkada wayn ee  Auditing International ka ah ee MAZARS oo xarunteedu tahay dalka UK gaar agaan magaalada London , xafiisyana ku leh in kabadan 120 dal.

Sidaa darted, hadda waxay IHSAN AUDITING FIRM hawlo kala Duwan oo ay u xilsaartay MAZARS ka wadaa magaalada Mogadishu ee dalka Somalia… gaar ahaan Hay’adda laga leeyahay dalka Qatar ee magaceedu yahay QATAR CHARITY SOMALIA.

Wixii xoga ee dheeraada , nagalasoo xidhiidh:

Cell phone :  +252 63 4418174/ 65 4418174

Email: ihsan.acf@gmail.com

Website:  ihsanconsulting.com

 

COMMENTS
LINKS