Walal Ilaahay Dartii Kusoo Caawi Qoys Danyar Ah Oo Haysta Laba Caruur Ah Oo La Ildaran Xanuun Asiibay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Walal Ilaahay Dartii Kusoo Caawi Qoys Danyar Ah Oo Haysta Laba Caruur Ah Oo La Ildaran Xanuun Asiibay!
March 16, 2022 - Written by Editor:

Walaalaha Muslimiinta Waxaa laga Codsanayaa In Ilaahay Dartii Kusoo Caawiyaan Qoyskan Danyarta Ah Oo Ay Ka Xanuunsanayaan Laba Caruur Ahi Islamarkaana Aan Awoodi In Ay Geeyaan Dhakhtar Iyagoo ku sugan duruufo Adag.

Qoyskan ayaa ah qoys danyar ah oo hada Degan magaalada Hargaysa  lagana soo kaxeeyay miyiga. Labada caruur ah ayaa Dadooduna ay kala yihiin 12jir iyo shan jir.

Umadda Muslimiinta Ah Waxaan Ka Codsanaynaa In Ay Ilaahay Dartii Usoo Caawiyaan Qoyskan.

“Mahaystaan Hoy Ay Degaan, Mana Haystaan Waxay Labada Caruur Ah Ee Xanuunsanaya Ku Geeyaan Dhakhtar, Waxayna Ku Xidh Xidhay Yihiin Halkaa Idiin Muuqata.

HALKAN KAGA BOGO TELEFOONADA AAD KALA XIDHIIDHI KARTO,UNA DIR WAXAAD AWOODA!

COMMENTS
LINKS