WAJAALE NEWS

BAAFIN;-Gabadh Raadinaysa Hooyadeed Oo Aanay Garanayn Magaceeda!

BAAFIN;

Inanta layidhaa ILHAN oo aan magac aabo lahayn degana wadanka faransiiska , islamarkaana hooyadeed dhigtay xarunta dhalinta/xanaanada caruurta ee Djibouti , kadibna loo qaaday faransiiska iyadda oo sanad wax ka yar jirta sannadkii 1993 kii , waxay raadinaysaa hooyadeed oo ayna magaceedii garaneyn.

Sidaadarteed , haddii Hooyadeed fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo xidhiidho numberadan:

Telephone: 00 252 63 4426833

Whatsapp: 00 252 63 4418174

 

 

Exit mobile version