Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo dib Udhigtay Dhageysiga Dacwada 3-da Weriye Oo Maanta Loo Ballansanaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo dib Udhigtay Dhageysiga Dacwada 3-da Weriye Oo Maanta Loo Ballansanaa!
May 11, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwada 3-da weriye ee Maxamed Cabdi Ilig, Cabdijibaar Maxamed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Indhacadde oo maanta loo ballansanaa.

Maalinta Sabtida ee todobaadka dambe ayaa dib loogu dhigay.

COMMENTS
LINKS