WAJAALE NEWS

Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo dib Udhigtay Dhageysiga Dacwada 3-da Weriye Oo Maanta Loo Ballansanaa!

HARGAYSA(W,N)-Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwada 3-da weriye ee Maxamed Cabdi Ilig, Cabdijibaar Maxamed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Indhacadde oo maanta loo ballansanaa.

Maalinta Sabtida ee todobaadka dambe ayaa dib loogu dhigay.

Exit mobile version