WAJAALE NEWS

Magaalada Gabiley Iyo Wacdarihii Dabaal Dega Xuska 18may Iyo Waxyaabaha ku Cusbaa!

GABILEY(W.N)-Magaalada gabiley ayaa maanta siwayn loogu soo baxay xuska sanad guurada 31aad ee maalnta qarannimada Somaliland ee 18may kumaan shacab ah.

Waxaana munasibadan shacabka kala qaybgalay maamulka gobolka masuuliyiin ka socday xukuumada.

 

Exit mobile version