Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Caawa Magaalada Hargaysa Ku Qabtay Munaasibada Xuska 18may. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Caawa Magaalada Hargaysa Ku Qabtay Munaasibada Xuska 18may.
May 18, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Ee UCID Iyo WADDANI Ayaa Caawa Munaasibad balaadhan oo loogu dabaal degayo Maalinta Qaran ee 18 May ku qabtay magaalada Hargeysa.

Musharraxa madaweynaha Xisbiga WADDANI md Cabdiraxmaan Cirro iyo guddoomiyaha UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa Sidoo Kale kasoo Qaybgalay Dadweyne Tiro Badan oo Taageerayaasha Labada Xisbi Iyo Xildhibaano Golaha Wakiilada katirsan.

 

COMMENTS
LINKS