“Madaxweyne Laguma Wada Jeclee Intaan Lagu Wada Nicin Meesha Ha Ku Sugin”.Siyaasi Abgaal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Laguma Wada Jeclee Intaan Lagu Wada Nicin Meesha Ha Ku Sugin”.Siyaasi Abgaal.
May 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamed Jaamac  Abgaal ayaa fariin culus udiray madaxwayne biixi isagoo ugu baaqay in inta aan lawada nicin uu doorashada qabto dalkana iskaga tago.

COMMENTS
LINKS