Shirkada Dahabshiil Oo Ku Guulaysatay Laba Abaal-Marin Oo Caalamiya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Dahabshiil Oo Ku Guulaysatay Laba Abaal-Marin Oo Caalamiya!
May 19, 2022 - Written by Editor:

DUBAI(W,N)-Shirkada Dahabshiil Ayaa ku Guulaysatay laba Abaal-marin Oo Caalami ah, Kuna saabsan Maamul Wanaaga Aduunka (Global Good Governance.)

Abaalmarinadan oo ay bixisay hay’adda Cambridge IFA, oo ah hay’ad caalami ah oo ka shaqeysa Maamul Wanaaga Aduunka, ayaa kala ah “Adeegyada ugu Wanaagsan Qurba-joogta” iyo

Iyo Abaalmarinta Labaad Oo ah Shirkada Xawaaladaha ugu Fiican.

COMMENTS
LINKS