WAJAALE NEWS

Warbixin; Maxamed Kaahin Iyo Maxamed Xaashi Keeba Lagu Wareejinayaa Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE?

HARGAYSA(W,N)-Televisionka Horn cable ayaa warbixin ka diyaariyay loolanka siyaasadeed ee la filayo in uu xisbiga kulmiye ku dhexmaro siyaasi maxamuud xaashi iyo gudoomiye uxigeenka koowaad ee xisbiga ahna wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahi

Sidoo kale warbixinta ayaa lagu lafo guray ka lagu wareejin doono xisbi iyo saamaynta ka dhalan doonta!

HALKAN KA DAAWO WARBIXINTAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

Exit mobile version