Xildhibaano Golaha Wakiilada Ah Oo Golaha Horkeenay Mooshinka Xeerka Saxaafada Ah. Editor: 2 years ago HARGAYSA(W,N)-14xildhibaan oo katirsan xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigii saaka golaha horkeenay mooshin kaasi oo ah sidii loo meel marin lahaa xeerka saxaafada somaliland oo mudo horyaala galayaashii baarlamaanka somaliland.