WAJAALE NEWS

Maxay Iska Shabahaan Madaxweyne Biixi Iyo Ismail Omar Geele?

Maxay Iska Shabahaan Madaxweyne Biixi Iyo Ismail Omar Geele?

1; Waa Isku Cimri 74 years

2; Waa Isku Mihnad ( Askarnimo)

3; Waa Isku Jinziyad(hal passport)

4; Boobka Doorashoyinka iyo Tirtirida Nidaamka Asxaabta Ku Dhisan.

5; Cabudhinta Saxaafada

6; Cabudhinta Xoriyatul Qawlka

7; Kaligii Talisnimo…..

8;Hantida…Waxay ku Jiraan 10 qof Ee Ugu Hantida Badan Dalalka ay Xukumaan

9;Eexaysiga Mansabyada Qaranka: 5 mansab ee ugu Mudan xukuumada Biixi Waa Beesha dhexe …sido kale maamulka Geelana waa CIISE

10; Dhaqaale Xumo ay ka Siman Yihiin Labada bulsho Ee Sland Iyo Djibouti.

LA SOCO QODOBO KALE OO IDINKA QARSOONAA!!!

Qalinkii; Aqoonyahan Cabdirasaaq Askar.

 

Exit mobile version