Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Jawaabtay Eedo Ay Ujeediyeen Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Jawaabtay Eedo Ay Ujeediyeen Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada
June 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada waxbarashada somaliland ayaa ka jawaabtay eedo au ujeediyay xildhibaano katirsan golaha wakiilada kana soo jeeda gobolka awdal oo ku eedeeyay in ay si eex ah uqaadatay macalimiin dugsiyada dalka wax ka dhigi doona.

COMMENTS
LINKS