Gudida Dhexdhexaadinta Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumada Oo War Cusub Soo Saaray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Dhexdhexaadinta Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumada Oo War Cusub Soo Saaray.
June 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudidii madaxdhaqameedka iyo ganacsatada ahayd ee isku xil qaatay dhex dhexaadinta khilaafka mucaaridka iyo xukuumada Somaliland ayaa war kazoo saaray kulamadii ay la yeesheen madawaynaha

Sdoo kale gudidan ayaa ka hadlay qaabka ay wada hadalada usii wadayaan iyaga iyo xubno katirsan golaha guurtida.

 

 

COMMENTS
LINKS