KA KA OGOW;-Qaabkii Uu Ku Bilowday Kulankii Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Iyo Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
KA KA OGOW;-Qaabkii Uu Ku Bilowday Kulankii Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Iyo Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha!
June 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa maalintii shalay hortagay gudi hoosaadka dabagalka iyo hantida qaranka ee golaha wakiilada oo hore ugu yeedhay

Gudoomiyaha ayaa gudida uga xogwaramay shaqada ay qaranka uhayaan iyo waxyaabihii ay uga baahnaayeen in ay waxka ogaada balse xogwaran kadib ayaa waxaa ka dhex istaadhmay muran sobobay in lagu kala kaco kaasi oo ay abuureen xildhibaano ka baxay mawduuca madasha yaal!

HALKAN KA DAAWO QAABKII UU KU BILOWDAY KULANKAN IYO HALKA MURANKU KA ABUURMAY!

https://fb.watch/dOXiS3jW51/https://fb.watch/dOXiS3jW51/

 

 

COMMENTS
LINKS