Taratanka Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Gobolada Dawlad Deegaanka Itoobiya Oo Laga Daahfuray Magaalada Jig Jiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taratanka Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Gobolada Dawlad Deegaanka Itoobiya Oo Laga Daahfuray Magaalada Jig Jiga.
June 22, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Tartanka ciyaaraha kubada cagta ee gobolada dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa maanta sirasmi ah ugu bilowday caasimada jig jiga taasi oo ay munaasibada lagu daahfuray ay a qaybgaleen masuuliyiin katirsan dawlad deegaanka iyo wafti ka socday Somaliland oo uu hogaaminayay wasiirka wasaarada dhalinyarada ciyaaraha Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS