WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Soo Saartay Go,aan Ay Ku Xadidayso Qiimaha Korontada Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Gudida dhaqaalaha ee golaha wasiirada somaliland oo maalmihii udanbeeyay shirar la lahaa komishanka tamarta somaliland iyo shirkadaha bixiya adeega korontada ayaa soo saaray go,aamo ay ku xadiyadaan qiimaha laydhka kaasi oo ay hoose uga dhigeen qiimihii ay hore ugu kordhiyeen shacabka shirkadaha laydhku

HALKAN KAGA BOGO QORAAL KASOO BAXAY GUDIDA DHAQAALAHA EE GOLAHA WASIIRADA SOMALILAND;

Exit mobile version