Wiil Lagu Jidh Dilay Mudaharaadkii Mucaaridka Oo Ku Waayay Xiniintiisa,Kana Ka Waramay Sidii Wax Ugu Dhaceen, Cida Dishay Iyo Hadalo Uu Ku Yidhi Taliye Dabagale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wiil Lagu Jidh Dilay Mudaharaadkii Mucaaridka Oo Ku Waayay Xiniintiisa,Kana Ka Waramay Sidii Wax Ugu Dhaceen, Cida Dishay Iyo Hadalo Uu Ku Yidhi Taliye Dabagale!
June 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadkii lagu soo qabqabtay mudo haraadkii mucaaridka islamarkaana ciidanka boolisku jidh dil ugaysteen sobobay in uu ku waayo xiniintiisa hada yaala cisbitaal magaalada hargaysa ku ayaala ayaa ka waramay sidii ciidamadu mudo 7cisho ah oo ku xidhnaa saldhiga dhexe oo aan la gayn wax dhakhtar ah

Sidoo kale wiilkan dhalinyarada ah ayaa ka warbxiyay intii uu xidhnaa kulan uu la yeeshay taliyaha ciidanka booliska iyo waxa uu waydiiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS