Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Jsl Oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin In Shirkadaha Laydhku Uheshiyaan Shacabka Iyo Arinta Ay Ku Dhawaaqeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Jsl Oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin In Shirkadaha Laydhku Uheshiyaan Shacabka Iyo Arinta Ay Ku Dhawaaqeen.
June 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta somailand maxamed faarax cadare ayaa  si adag uga horyimid ga,aan ay habeenkii xalay shaaciyeen kaasi oo ay ku sheegeen in dhawaan habeenkii ay laydhka bahtiin doonaan Isagoo sheegay in aan la aqbali Karin in shacabka loo heshiiyo.

Sidoo kale Gudoomiyaha komishanka tamarta ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono shirkadaha laydhka bixiya sidii shirkadihii Roodhida ee xukuumadu xidh xidhay.

 

COMMENTS
LINKS