Madaxtooyada Somaliya Oo Shaacisay In Madaxwane Xasan Sheekh Laga Helay Covid19, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxtooyada Somaliya Oo Shaacisay In Madaxwane Xasan Sheekh Laga Helay Covid19,
June 24, 2022 - Written by Editor:

Madaxtooyada Somaliya Oo Shaacisay In Madaxwane Xasan Sheekh Laga Helay Covid19, Isagoo safar shaqo oo uu ugu  maqnaa dalka dibadiisa. kdib markii uu soo laabtay laga helay Caabuqa CORONAVIRUS.

COMMENTS
LINKS