Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadlay Tirada Dugsiyada Dawlada Ee Dad Shacab Ahi Dhex Degan Yihiin Iyo Talaabada Ay ka Qaadayaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadlay Tirada Dugsiyada Dawlada Ee Dad Shacab Ahi Dhex Degan Yihiin Iyo Talaabada Ay ka Qaadayaan.
June 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasarada waxbarashada Somaliland ayaa shaaciyay tirade dugsiyada dawlada ee dad shacab ahi ay dhex degan yihiin kuwaasi oo caqabad ku hawlaha waxbarasho ee ka socda

Sidoo kale wasiir toorna ayaa sheegay in ay ka dhex rari doonaan dadkaasi halka afar dugsi dadka dhex daganina ay haystaan digniintii in ay ka guuraan.

 

COMMENTS
LINKS