Gudida Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Halka Wax Umarayaan, Beeniyayna Warar Laga Faafiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Halka Wax Umarayaan, Beeniyayna Warar Laga Faafiyay!
June 25, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida dhex dhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee ka kooban golaha guurtida iyo madaxdhaqameedka ayaa ka hadlay halka wax umarayaan hawlihii ay ku dhex dhexaadinayeen

Sidoo kale gudida dhexdhexaadinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal kazoo yeedhay badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo xildhibaan guurtida katirsan kuwaasi oo ay sheegen in aan hadalkoodu waxba kama jirin.

 

COMMENTS
LINKS